Ahlusunna oo ka hadashay dagaalka ay ku soo qaadeen Dhuusamareeb

Kooxda la baxday Ahlusunna ayaa sheegatay iney la wareegtay Magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug. Sarkaal u hadlay kooxdaas ayaa sheegay iney soo galeen magaalada Dhuusamareeb ayna dagaal kaga saareen wax uu ugu yeeray cadowga, isagoo xusay in ciidankiisa ay joogaan bartamaha magaalada. Hase ahaatee warar madaxa banaan ayaa sheegaya in ciidamada dowlada iyo kuwa Galmudug … Continue reading Ahlusunna oo ka hadashay dagaalka ay ku soo qaadeen Dhuusamareeb